Tuesday, May 21st, 2013

Madaxweyne Shariif oo Kun Askri Tababar u soo xiray +SAWIRO

Published on March 18, 2012 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dawlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta tababar u soo xiray kun askari oo ka mid ah ciidamada dawlada oo tababar mudo socdey uu u soo dhamaaday.

Ciidamadan oo tiradoodu gaarayso 1000 askari ayaa waxaa tababarka loogu soo xiray xerada Jasiira ee duleedka magaalada Muqisho, waxaana ay halkaasi ku soo bandhigeen dhuulo iyo gaada ka ciyaar ku aadan tababarkii ay qaateen.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo halkaasi hadal ka jeediyey ayaa ku tilmaamay tababarka ciidamadan u soo dhamaaday mid muhiim ah oo ku aadan waxqabadka dawlada ee la xiriira dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.

 




Wararka kale

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!